Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey oo Garowe kaga qayb galay Shir looga hadlayeey Doorashadda Somaaliya 2020 ( dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey oo Garowe kaga qayb galay Shir looga hadlayeey Doorashadda Somaaliya 2020 ( dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garowe waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayo doorashooyinka somaaliya kadhacay sanadka 2020,taas oo ay ka qayb galeen masuuliyin kala duwan.

Madaxweyne ku xigeenka dawlada Puntland Mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar camey ayaa ka qayb galay kulankan looga hadlayey arimaha doorashooyinka.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay inuu fuliyo Doorashada soo socota ee Soomaaliya 2020 ay ka dhacdo dalka doorasho qof iyo cod ah sida uu sheegay taasoo uu ku tilmaamay dadaalada ay waddo dawlada Soomaaliya inuu rajaynayo inay ka hirgasho Doorasho Xor ah guud ahaan dalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com