Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo booqday Xero baracayaal (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo booqday Xero baracayaal (Daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa kormeer ku tagay Kaamka Mahad Alle oo ay kunool yihiin Qoysas ka soo barakacay Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Warbixintan Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa kaso diray Cabudwaaq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com