Site icon Radio Daljir

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo gaaray Cabudwaaq (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa
gaarey magaalada Caabudwaaq si ay ugu qayb qaataan soo dhaweynta
Madaxweynaha Soomaaliya oo maalmaha soo socda booqasho ku tagaya
Caabudwaaq.

Wariye ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Bosaaso kaso diray

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a58e018080100ea3916d8ba/Warbixin+Madaxweyne+kuxigeenka+Dowlad+goboleedka+Galmudug+Maxamed+Xaashi+Cabdi+Carabey+iyo+Gudoomiyaha+Baarlamaanka+Galmudug+Cali+Gacal+Caser+ayaa+soo+gaarey+magaalada+Caabudwaaq+waxaana+ku+soo+dhaweeyay+maamulka+d.mp3?_=1
Exit mobile version