Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Gaas,”Waan Wada Farmaajaysanahay ee Aan Midnimo Ka Shaqayno” (Daawo)

Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad heer sare ah ka jeediyay kulankii jaaliyadda London iyo madaxda dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in la joogo xilligii midnimada dadkuna ay wada Farmaajaysan yihiin.

“Caawa dhamaanteen wa wada farmaajeysanahay, waxaan leenahay marka Farmaajo noo wada geeya”ayuu yiri Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha maamulka Puntland.

DAAWO KHUDBAD CAJIIB AH OO MADAXWEYNUHU JEEDIYEY

https://youtu.be/DUItR7JjhoU

Exit mobile version