Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Gaas: “Maalin Walba u Xayirnaan Mayno Amiirka Kuwayt” (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa si adag u eedeeyay Amiirka dalka Kuwayt, Amiir Sabaax Axmed Al-jaabir Al-Sabaax, isaga oo sheegay in uu hilmaamay balanqaadkiisii ahaa dhismaha gegida diyaaradaha Garoowe.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5947a4a8fd00003256c6ef9b/Gaaas.mp3?_=1
Exit mobile version