Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Gaas,”Dagaalka Buuhoodle Waa In Shuruud La’aan Lagu Joojiyaa”

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kusugan dalka Sucuudiga oo uu ku cumraysanayo ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku diriraya Buuhoodle, wuxuuna ku baaqay in dagaalka Shuruud la’aan lagu joojiyo.

AKHRISO

Exit mobile version