Madaxweyne Gaas,”Alshabaab iyo Daacish Waan Karkarinaynaa” (daawo)

Madaxweyne Gaas,”Alshabaab iyo Daacish Waan Karkarinaynaa” (daawo)

Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo shalay khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay jaamacada PSU ee Garowe, ayaa ka hadlay arimo ay ka mid tahay amaanka guud ee Puntland, kaabayaasha dhaqaalaha , dhibaatadaa Tahriibka iyo dhibaatada Qurbaha.

Madaxwayne AbdiwelMaxamed Ali Gaas ayaa sheegay ballan qaaday in xukuumadiisu ay ku howl-lan tahay kor u qaadista kaaba yaasha dhaqaalaha, si dhalinta Somaliyed ay u heli layeen fursado shaqo.

Madaxwayne Gaas oo khudbadiisa sii wata ayaa wacad ku maray inay wiiqayaan awooda Kooxda Al-Shabaab, isla markaana xilligan ay heegan ugu jiraan sidii loo ciribtiri laahaa kooxadaasi.

DAAWO

https://youtu.be/3X2kBMCWLKc

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com