Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Gaas oo sheegay inuusan doonayn Xil kororsi (dhegayso)

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha dawlada Puntlnad ayaa shalay xili uu ka hadlayey Munaasibada Xariga loooga Jarayey Wajigii labaad ee wadda isku xirta Ceeldaahir iyo Ceerigaabo wuxuu ka hadlay Hormarka Puntland iyo Dhismaha wadooyinka.

Dhankale Madaxweyne Gaas ayaa soo hadal qaaday xil Kororsi mudooyinkii danbe laysla dhexmarayey wuxuuna sheegay inaysan waxba ka jirin hadaladaasi isla markaana hadii la doorto iyo hadii kalaba uu ka shaqaynayo Dhismaha wadooyinka Puntland.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b3c52f00101002232295914/madaxweyne-gaas.mp3?_=1
Exit mobile version