Madaxweyne Gaas oo maalinta beri ah ku dhawaaqaya musharaxnimadiisa (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas ayaa maalita beri ah waxa uu ku dhawaaqi doonmaa in uu markale utaagan yahay xilka madaxtinimo ee Puntland 2019.

Ilo xogogaal ah oo ka agdhaw madaxweynaha ayaa Daljir uxaqiijiyay in madaxweyne Gaas uu maalinta talaadada ah uu soo ban dhigi doono qorshihiisa siyaasadeed ee dorashada 2019.

 

Dahnaka kale madaxweyne kuxigeenka Puntland Injineer Camey ayaa isna ku dhawaaqi doona maalmaha soo socda in uu markale utaagan yahay kursiga uu haatan ku fadhiyo .

Diiwaanka warkan radio Daljir.com .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com