Madaxweyne Gaas :” Ciidanka Difaaca Puntland Waan uga Mahadcelinaya Siday u Difacayaan Dhulkooda”(dhegayso)

Madaxweyne Gaas :” Ciidanka Difaaca Puntland Waan uga Mahadcelinaya Siday u Difacayaan Dhulkooda”(dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed cali Gaas oo shalay abaalmarino ku gudoonsinayeey Boosaaso ciidamo ka qayb qaatay sugida iyo adkaynta amaanka ayaa amaan usoo jeediyeey dhamaan ciidamada qalabka sidda ee Puntland .

Madaxweyne Gaas ayaa ku amaanay ciidamada Difaaca Puntland siday habeen iyo maalin ugu soo jeedan siday u difaaci lahayeen shacabkooda amaankana u sugayaan ,wuxuna sheegay in dowladda Puntland abaalmarino siin doonto ciidamadda dadaalka dheraadka ah ku dara howlgaladda ay wadaan.

dhegayso codka Madaxweyne Gaas

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com