Madaxweyne Farmaajo oo U Digey Xaaf iyo Gaas Safar Dhulka Ahna Ku Tegaya Galkacyo (Muuqaal)

Madaxweyne Farmaajo oo U Digey Xaaf iyo Gaas Safar Dhulka Ahna Ku Tegaya Galkacyo (Muuqaal)

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad Xasaasi ah ka jeediyay xafladii caleemo saarka madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf.

Khudbaddan oo inta badan uu kaga hadlayay xaaladda Galmudug, Puntland iyo xariirka maamul goboleedyada iyo dowladda ka dhaxeeya ayaa waxaa uu sheegay inuu uhambalyaynayo madaxweyne Xaaf isagoo dhanka kale ka mahad celiyay qaabkii loogu soo dhaweeyay Cadaado, isagoona sheegay inuu wax badan ka yaqaano Xaaf oo ah nin hantiile ah sida uu hadalka udhigay.

DAAWO

https://youtu.be/jxYMa0lQQvA

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • shirwac Abdisamed 7 years ago

    Asc Bahda Daljir Qudbada Taariikhiga Ahayd uu Maanta MDF Kajeediyey Caleema sarka Mudane #Xaaf Aad baaan u sooo dhaweenayaa Farkaliya fool ma dhaqdo Galmudug iyo Puntlamd danahooda waaa inay kudhameeyaan miiska wada xaaajoodka
    0907412301

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com