Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Farmaajo oo U Digey Xaaf iyo Gaas Safar Dhulka Ahna Ku Tegaya Galkacyo (Muuqaal)

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad Xasaasi ah ka jeediyay xafladii caleemo saarka madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf.

Khudbaddan oo inta badan uu kaga hadlayay xaaladda Galmudug, Puntland iyo xariirka maamul goboleedyada iyo dowladda ka dhaxeeya ayaa waxaa uu sheegay inuu uhambalyaynayo madaxweyne Xaaf isagoo dhanka kale ka mahad celiyay qaabkii loogu soo dhaweeyay Cadaado, isagoona sheegay inuu wax badan ka yaqaano Xaaf oo ah nin hantiile ah sida uu hadalka udhigay.

DAAWO

https://youtu.be/jxYMa0lQQvA

Exit mobile version