Madaxweyne Farmaajo oo Kulamo la qaatay Bulshadda Caabudwaaq (dhegayso+Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo Kulamo la qaatay Bulshadda Caabudwaaq (dhegayso+Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Bulshada Caabudwaaq kula kulmay Hoolka Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq.

Kulanka waxaa ka qayb galay qaybaha Kala duwan ee ardayda jaamacaddas ,waxaana madaxweynaha uu usoo jeediyaay khudbad muhiim ah oo uu kaga hadlayo xaaladda dalka.

waxaa isna goobta jaamacada ku sugnaa Madaxweynaga Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo khudbad dhinacyo baddan taabanaysa kajeediyaay.

warbixintan wariye Cumar lakiman ayaa cabudwaaq kaso diray

Hoos kadaawo Sawiradda kulanka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com