Site icon Radio Daljir

Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Benaadir Isteediyam (sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo uu weheliyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta boqolaal shacab ah oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir kula hadlay garoonka ciyaaraha ee Banaadir Stadium.

SAWIRRO

Exit mobile version