Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Benaadir Isteediyam (sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo uu weheliyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta boqolaal shacab ah oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir kula hadlay garoonka ciyaaraha ee Banaadir Stadium.

SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Benaadir Isteediyam (sawirro)”

  1. Muztafe Osman farah magan

    madaxwaynaha iyo raiisul dhab ahaantii waxay qabteen shaqo adag mudo 100maalmood ah dalka waxaa laga dareemey isbedel dhab ah
    marka waxaa urajayn guul

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com