Madaxweyne Farmaajo oo khadka kula hadlay amiirka Qadar.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa kulan xasaasi ah ay ku wada qaateen qadka talefoonka Aamiirka Dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani kadib markii uu qadka kula soo xiriiray.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo Sidii kor loogu qaadi lahaa Wadashaqaynta Dowlada Cusub ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Dowlada Dalka Qatar.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kala hadlay Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, Sidii qadar Gacan uga Geysan Laheyd Gurmadka Loo Fidinayo Dadka Abaaruhu Aafeeyeen.

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com