Farmaajo: Sawirku waa in lagu Daydo oo Dimuquraadiyad loo Gudbo (daawo)

Muuqaalka Madaxweynaha oo si qurux badan Youtube loogu soo xardhay, ayuu sheegay in arintan uu sameeyay ay uga dhigan tahay inuu ku daydo madaxweyne hore Marxuum Aadan Cadde.

“Markii aan arkaayo subax walba sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde macnaheeddu waa inaan ku dayanno” ayuu yiri Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos ka daawo tarjumaadda Madaxweyne Farmaajo

https://youtu.be/lQkosgK8VZ4

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • siciid cabdi ismaaciil 7 years ago

    7017843 masha’alah waa madaxweyne kudayasho mudan dadka somaliyeed hadii ay waxa wanaagsan iskaga dayan lah

  • siciid cabdi ismaaciil 7 years ago

    masha’alah waa madaxweyne kudayasho mudan dadka somaliyeed hadii ay waxa wanaagsan iskaga dayan lahayeey waxay gaari lahayeen meel fiican

  • Abdikafi A Abdi ( 0907763711 7 years ago

    Assalaamu Calaykum , Radio Daljir Somalia

    Waa arin lagu farxo in madaxwayne Mohamed Abdullahi Farmaajo uu ku daydo madaxdii ka horeeysay waliba kuwii wadaniyafu ku dheeray , anakuna waan soo dhawaynaynaa , waxaa leenaahy madaxwayne guulayso

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com