Muuqaalka Madaxweynaha oo si qurux badan Youtube loogu soo xardhay, ayuu sheegay in arintan uu sameeyay ay uga dhigan tahay inuu ku daydo madaxweyne hore Marxuum Aadan Cadde.
“Markii aan arkaayo subax walba sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde macnaheeddu waa inaan ku dayanno” ayuu yiri Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Hoos ka daawo tarjumaadda Madaxweyne Farmaajo
https://youtu.be/lQkosgK8VZ4
Dhigaal Cusub
« Kooxda Gobolka Bari waa Horyaalka Puntland (dhegayso)
« Kooxda Gobolka Bari waa Horyaalka Puntland (dhegayso)
Dhigaal Duug ah
Caabudwaaq oo Xareeddu Mar kale Hoortay (daawo & masawirro) »
Caabudwaaq oo Xareeddu Mar kale Hoortay (daawo & masawirro) »