Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Koonfur Afrika (Daawo)

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Koonfur Afrika (Daawo)

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta kasoo ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.

Madaxweynaha ayaa maalinta berri ah waxa uu magaalada Pretoria kaga qeyb galayaa caleema saarka Madaxweynaha Koonfur Afrika Mudane Cyril Ramaphosa, wuxuuna inta uu ku suganyahay dalkan kulamo xog-wareysi ah la yeelan doonaa jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com