Madaxweyne Farmaajo o Mas’uuliyiin Cusub u Magacaabay Gobolka Banaadir

Madaxweyne Farmaajo o Mas’uuliyiin Cusub u Magacaabay Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saxiixay Wareegatada lagu magacaabay Gudoomiye kuxigeenada uu yeelanayo Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir, waxaana la magacaaby afar Gudoomiye kuxigeen oo mid kamid ah ay tahay Haweeney.

Halkan ka Akhriso Magacyada Gudoomiye kuxigeenada iyo Xoghayaha Guud ee gobolka Banaadir

1-Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda :Marwo Muluuka Dheere Sh.A.qaadir.

2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga : Mudane Saalax Sh.Maxmaed

3-Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda Mudane C.laahi Xaaji Erig.

4-Gudoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud : Aadan Sheekh Cali

5- Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • maxamuud abdi salaam xirsi 7 years ago

    gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir iyo ku xigeenadiisa iyo golaha deegaanka waxaan kafilayaa inay wada shaqeeyaan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com