Site icon Radio Daljir

Farmaajo: “Nolashayda waa markii iigu horreysay oo aan Garoowe imaado“ (dhegayso/sawirro)

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Madaxtooyada Puntland ee loo yaqaan Buurta, ayaa sheegay in ay tahay booqashadii uu maanta ku yimid Puntland gaar ahaan Garowe markii ugu horeysay ee uu yimid nolashiisa.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dhowr jeer oo hore uu ka baaqday Safar uu Puntland ku imaan lahaa howlo shaqo darteedna uu u baaqday. Madaxweynaha ayaa u mahadceliyey shacabweynaha Puntland ee sida quruxda badan ugu soo dhaweyaay Garoowe.

Hoos ka dhegayso Madaxweyne Farmaajo.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a5218c50a0100678accf1a1/faraamjo+garowe.mp3?_=1

  

  

  

 

Exit mobile version