Madaxweyne Deni:” Waa nasiib darro in qof intii Masjid lagu dilo haddana uu baxsado dilaagi (Daawo)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag uga hadlay falkii foosha xumaa ee lagu diley Suldaan Bashiir Muuse Koonte, isagoona ku amray laamaha amaanka in si deg deg ah gacanta loogu soo dhigo ciddii falkaasi geysatey, Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa mar labaad u tacsiyeeyey eheladii asxaabtii, qaraabadii iyo ummadda Soomaaliyeedba geerida Alle ha u naxariistee labada marxuum ee kala ah Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dastuurka DFS Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo Suldaan Bashiir Muuse Koonte.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com