Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Deni oo sheegay inuu dhexdhexaadinayo dowlada federalka iyo Maamulka Jubbland( dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Bosaaso kadib markii uu ka qayb galay caleema saarkii madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in Puntland ay ka qeybqaadanayso sidii loo xalin lahaa khilaafka ka dhex jira dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland.

Dhegayso.

Exit mobile version