MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABAY GUDDIGA MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA DIYAARINTA WADA XAAJOODKA ARRIMAHA FEDERAALEYNTA DALKA.

MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABAY GUDDIGA MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA DIYAARINTA WADA XAAJOODKA ARRIMAHA FEDERAALEYNTA DALKA.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Puntland

Markuu arkay: Baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalaynta Dalka.

Markuu arkay: Go’aankii Puntland ee ka soo baxay 9-kii Jan 2023 Madaxtooyada Puntland.

Markuu tixgaliyey: Aqoontooda iyo Waayo-aragnimooda.

Waxuu Xeeriyey:

Magacaabida Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

Guddiga Goleyaasha Dowladda:

1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye
2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen
3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin
4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin
5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin
6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin
7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin
8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin
9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin
10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin
11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin
12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin
13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin

Guddiga Khubarada:

1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye
2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen
3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin
4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin
5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin
6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin
7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin
8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin
9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C/nuug) Xubin

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com