Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay RW hore Cali Maxamed Geedi

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay RW hore Cali Maxamed Geedi

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi.

Madaxweyne Dani iyo Siyaasi Cali maxamed Geddi ayaa kawadda hadlay Arrimaha doorashooyinka dalka iyo siday ku qabsoomi lahayd doorasho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com