Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaradaha Puntland

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaradaha Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha iyo Hay’adaha madaxa banaan ee Dowladda.

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa dardargelinta, ilaalinta xilyada shaqada iyo Tayeynta Shaqada Hay’addaha Dowladdu u hayaan Bulshada.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com