Madaxweyne Deni oo ka tacsi yeeyay geerida ku timid Marxuum Maxamed Yuusuf Aadan (Muuro)

Madaxweyne Deni oo ka tacsi yeeyay geerida ku timid  Marxuum Maxamed Yuusuf Aadan (Muuro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Aadan (Muuro) oo kamid ahaa halgamayaashii xornima doonka Soomaaliya ee SYL.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com