Madaxweyne Deni oo Itoobiya udhoofay (Sawiro)

Madaxweyne Deni oo Itoobiya udhoofay (Sawiro)

Madaxweynaha Puntand Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay maanta dalka Itoobiya.

lama shaacin safarkiisa iyo waxa uu daaran yahay ilaahaantan, majirin wax hadal ah oo uu siiyay Warbaahinta dowladda iyo mida madaxabanaan.

Wafdiga madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha kusii sagootiyey Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda, iyo Saraakiil katirsan madaxtooyada.

Diyaara qaas ah oo ay leedahay dowladda Itoobiya ayaa madaxweyne Deni ka qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe.

Shalayay ayay ahad markii uu madaxweyne Deni uu furay kalfadhigii 47aad ee baarlamaanka Puntland, khudbadiisa Dastuuriga ahaydna kuma sheegin safarkiisa.

Daljir kala soco wararka daahsoon ee ka socda Itoobiya iyo madaxda ku shiraysa.

Diiwaanka warka.
Warbaahinta Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com