Madaxweyne Deni oo Booqday xerada ciidamada PMPFta ee Boosaaso

Madaxweyne Deni oo Booqday xerada ciidamada PMPFta ee Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maalintii labaad ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta booqday xerada ciidamada badda ee Puntland (PMPFta).

Madaxweyne Siciid Deni ayaa xerada ku la kulmay saraakiisha ciidamada oo uga xog waramay xaalada ciidamada iyo shaqada ay hayaan.

Ciidanka PMPFta ayaa dhanka dhaqaalaha waxaa ka taageerta dowladda Imaaradka Carabta.
Amaanga magaalada ayaa aad loo adkeeyay, gaar ahaan goobaha uu madaxweynhu booqanayo inta uu joogo.

waa markii labaad oo uu booqdo madaxweynaha xerdada mudadii 12 bilood ee uu xilka hayay.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com