Madaxweyne Axmed Madoobe oo shacabkisa ugu hambaleyeey Munaasabada Ciida Fariina u diray (Daawo)

Madaxweyne Axmed Madoobe oo shacabkisa ugu hambaleyeey Munaasabada Ciida Fariina u diray (Daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan dadweynaha ree Jubbaland ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul fidriga oo ah maalinkii koobaad oo ah bari oo sabti ah.

Madaxweynaha ayaa sheegay in meelo badan oo kamid ah Jubbaland oo hoostaga degmada Afmadow bisha laga arkay isla markana Wasaarada diinta iyo Awqaafta Jubbaland ay xaqiijisay.

Waxaa Madaxweynahu uu sheegay in munaasabadan ay kusoo aaday xili adag oo ay dadka Soomaaliyeed la daala dhacayaan dhibaatooyin uu ugu weyn yahay xanuunka #Covid19 isla markana uu rajaynayo in dadku ay raacan tilmaamaha Hay’adaha Caafimaadka.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com