Farmaajo oo Diyaarad Rakaab ka Raacay Muqdisho

Farmaajo oo Diyaarad Rakaab ka Raacay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda ayaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka raacay diyaarad caadi ah ay ay saaran yihiin shacab rakaab ah.

Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ayaa raacay Diyaarada Turkish Airline oo sidoo kale dad cadai ah ku safrayeen, waxaana Madaxweynaha iyo waftiga la socda dalka Turkiga kasii raaci doonaan diyaarad kale oo kusii jeeda magaalada London.

Wafdiga la socday Madaxweynaha Soomaaliya waxaa kamid ahaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Wasiirka Gaashaandhiga ,Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Koofur Galbeed , Hirshabeelle iyo Galmudug iyo masuuliyiin kale, waxa ayna ka qeyb galayana shirka 11-ka bishan ka furmaya London.

Masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya ayaa horey usii sagootiyay wafdiga la socda Madaxweynaha Soomaaliya ee u duulay magaalada London, waxaana Safarka maanta ku baxay Madaxweynaha uu noqonayaa kii lixaad uu dalka uga baxo tan iyo markii la doortay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 40
  • Maansha Allaah Radio Dal jir Dalkaag jir mahad sanid

  • cabdisamed cabdi 7 years ago

    farmaajo waa madx ku dayasho mudan,madxda kalana utilmaamey hilinka saxda ah ee bulshadooda ay ku hantiyi karaan,taageerohooda waana mdxwyne daacada xaqiiqatana maantey wxuu sameeyay wxay tusaale utahay daacad nimadiisa

  • cabdisamed cabdi 906113087 7 years ago

    farmaajo waa madx ku dayasho mudan,madxda kalana utilmaamey hilinka saxda ah ee bulshadooda ay ku hantiyi karaan,taageerohooda waana mdxwyne daacada xaqiiqatana maantey wxuu sameeyay wxay tusaale utahay daacad nimadiisa

  • cabdisamed cabdi 7 years ago

    906113087

    madaxa umada somaliyeed farmaajo
    waa masuul ku dayasho mudan
    madaxda kale barey habdhaqanka
    maxda looga baahanyahay
    had iyo jeeraarana,ku farxi karaan bulshadoodu
    waana daacadnimadu kashiisa ka saartey isla wayni maangaabku ciirasado

  • Waa hugamiye lagu dayan karo ee halagu daydo madxda kale mamul gobledyada

  • Farmaaaaaaaajo allah xafido cadawgisa allaha qabto

  • masha allh hadaan zoomli nahy waxy madax deena uthy tuzaale wngzn

  • Wa inay Ku deydaan madaxweynayasha maamul goboleedyaduna

  • manshaa Allah wa madaxa weyne kudayasho mudan guul iyo gobanimo

  • sucaad 7 years ago

    masha allah waa madxwyn dcda ah ilhy haa dhowro madxda somliyrd

  • Illahay ha noo daayo madaxwaynaha wadaningaa

  • illahay ha noo daayo madaxwaynaha wadanigaa

  • Waa sax arintan waa muhim
    Safarad lacagta ku baxdo waxey mushar unoqdan kalabar cidanka qaranka

  • maryama ruun mohamett 7 years ago

    mansha allaah mdxwaynaha daacad oo dadkiisa u diirnaxaya guulayso

  • Guulayso farmaajoow. Waxaannka codsanayaa madaxwaynaha puntland state in uu lu daydo oo naga daayo 5 star airline iyo 5 star hotel

  • mashlh runtiii guuul iyo horumar wacn ayaaa puntland urajaynaya

  • Masha Allah waaaa hogamiye dacada Allow Somali udaaa mid dhibka ay kujirta somaliya kasaara Alle hanoga dhiho

  • faataalnimada waa wax kooban waan 8bil ha u dhamaato fadlan igu Sawir hadey sii soconeeso .OGaadane waa niilaga horeeyay diyàrad shacab lala raaxo

  • cabdirisaaq aadan xuseen 7 years ago

    london guul grmjo

  • cabdirisaaq aadan xuseen 7 years ago

    madaxwaynaha farmaajo waa madaxwayna xaq ah dadkuna waa arkaan shirka london alle ha kusoo huuleeyo

  • Ilaahay ha barakeyo madax wayne farmaajo

  • shirwac Abdisamad 7 years ago

    Asc Daljir 0907412301
    runtiii Farmaajo waaa nin Wadani had iyo goorba jcyl ddkiisa inuusan I ska dhaxsaarin waana so dhaweenYaa inuuu lasafro shacabksa

  • shirwac Abdisamad 7 years ago

    Asc Daljir waaan sooo dhaweenayaa in madaxweyna #Farmaajo uu shacabkiisa diyaarad laraaco wanna arin kudayaaho mudan
    0907412301

  • waa hogaamiye sax ah wana wixi lagu doortay oo dadka ku jecladeen. wali ma aragtay saas oo kale madaxweyne loo jecel yahay oo Somali ah. Madaxweynayaasha maamulada gaar ahaa midka Puntlad maamulo baa u bahan in uu ku dayado, madaama uusan safar joojineyn

  • abdulahi sicid yusuf 7 years ago

    aad baan usoo dhoweynayaa arintaan runtii waa wax lagu farxo waxayna tusaale unoqon doontaa madaxda caalamka

  • nawaal muhiyadiin mohamed jogta galkcyo tell number 7365296 7 years ago

    asc daljir mnsha allh waa wax lagu farxo tilabda uuu qady madxweyne farmajo waaa na mid loobahna in mazuuliyanta dalku raacn diyaradaha rakabka ee shacabka zoomaliyed racayan wxana ugu baqaya madxda kle ee mamul goboledyaduna inay arintaas kudaysha da mudn lgu dayno

  • Masha alllh madaxwayneheen ilaahayow noodaaa

  • waaa hogaamiye ku dayasho mudan khyr alaha,siiye xilkana alaha la garab galo amiin

  • Dhaqala xumada waxa ugu wacan wadanka wa madax isku sheega ku tagri falaya Hantida dad waynaha

  • Maxamed Cawad Saciid 7 years ago

    kol hadaan shirarka noocan ah oo heer caalami ah looga maarmayn madaxweynaha hadana wuxuu gartay inuu yareeyo kharashka ku baxaya oo raaco diyaarad rakaab isaga iyo wafdigiisa sidoo kale waxaan filayaa inay yaraynayaan kharashka hoteelada somaliya guul

  • maasha allh waa qayb kamida balanqadyadisa madaxweynaha insha allh waxan rajayno waa horumar hadan helnay madaxweyne balamihisa fuliya

  • Waa sax in uu raaco diyaarad shacabka waayo dadka uu madaxweyne u yahay in badan oo kamid ah 1mar wax macunto Maalinti

  • Ahmed cadde 7975195 7 years ago

    Waxay na tusaysaa in madaxweynuhu unaxayo hantida qaranka uusana ku tamashlaynayn
    waana arin madaxda gobolka oo dhami laga doonayo inay
    ku daydaaan

  • Farmaajo waxaa ùu mudanyahay kudayasho

  • abdiaziiz 7 years ago

    mansha alallh madaxwayana waan soo dhawaynayna arintan uu saneeya waxaan tusaale u noqon doontaa madax badan ee markaya meel u baxayaa kiraysta diyaarad khaas ah marka taas wa in aya ku daydaan madaxda maamul qobolayd yada

  • gaaska aad wrystaan oo intaa aad u magaalysaan usheega ooo dhaha ku dayo muwaadin frmaaajo intaad waryai is ballan si ah iska dhaaftaan

  • muxsin bashiir dooxajoog 7 years ago

    masha Allah waxay cadayn loo jeedo utahay daacadnimada madaxwayne farmaajo guulayso mahadsanidiin daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com