Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Puntland oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey 26-ka June

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda 26-ka June oo ah xilligii 1960-kii gobolada waqooyi ee Soomaaliya ay ka xoroobeen gumaystihii Ingiriiska.

AKHRISO

Exit mobile version