Madaxweynaha Puntland oo sharci darro ku tilmaamay talaabadi lagu riday xukumadii Khayre (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo sharci darro ku tilmaamay talaabadi lagu riday xukumadii Khayre (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sharci daro ku tilmaamay hab-dhaqankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday Raíisalwasaare Xasan Cali Kheyre,

Madaxweynuhu wuxuu Bulshadda la wadaagay in ay arrintaasi tahay mid qorsheysneyd oo lagu burburinayay Shirkii Dhuusamareeb iyo shaqadii wanaagsaneyd ee halkaasi lagu qabtay, sidoo kalena lagu raadinayo muddo kordhin.

Madaxweyne Deni “Waxaan dadka soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan u cadeynaynaa inaan raali ka aheyn sida wax u socdaan, aana ka digeyno dalka meesha uu ku socdo“
Gaalkacyo: 26 Luulyo 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa Shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo uu la qaatay xubnaha Golaha Wasiirada ee ku sugan Gaalkacyo iyo La taliyeyaal Madaxweyne oo sare.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com