Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Marxuun Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays)

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Marxuun Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays)

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni ayaa maanta ka Tacsiyadeyeey geeridii ku timid Allaha u Naxariiste Marxuun Gen Carays ahaa Taliyihii ugu horeyeey Ciidamadda Daraawishta Puntland ee Puntland Lagu Aas Asasay 1998,iyado uu xiligaas Madaxweyne aha Alle ha u naxariiste Cabdulaahi Yuusuf Axmed.

Deni ayaa Magacabay Guddiga Aaska Marxuumka oo Isugu jirra Saraakil iyo Wasiiro Puntland ka tirsan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com