Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Puntland oo maanta soo gaaray magaalada Bosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa sheegay in safarkiisa uu salka ku hayo xaqiijinta amniga deegaanada Puntland siiba magalaalada Bosaaso.

Wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c9f7b36010100568a7e7012/Warka+dani+BOSAASO.mp3?_=1



Exit mobile version