Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyey magaaladda Nairobi.

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyey magaaladda Nairobi.

Madaxweynaha Puntland Dr.Saciid Cabhullaahi Deni iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya, waxaana halkaas

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 3aad (dhegayso | daawo)
BOSAASO OO LAGA DAAHFURAY BANGI CASRI AH (Daawo)
BURTINLE: NOLOSHA DHALINYARADA KASOO JEEDA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA (daawo)

Madaxweynaha Puntland Dr.Saciid Cabhullaahi Deni iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Baarlamaanka Kenya, Baarlamaanka DFS iyo jaaliyada reer Puntland ee halkaas ku dhaqan.

Deni ayaa lagu waddaa inta uu Nairobi joogo in uu ka qaybgalo kulamo ay madaxweynayaasha maamulada qaarkood la yeelanayaan beesha caalamka, sidoo kalena waxa uu shirar gaar gaar ah la yeelanayaa qaar ka mid ah siyaasiyiinta soomaaliyeed ee ku suggan Magaalada Nairobi.

dhawaan ayay ahayd markii maamulada Jubaland iyo Puntland shir ay ku yeesheen Magaalada Boosaaso ay si wadajir ah uga soo horjeesteen hanaanka dDFS ay ku hagayso siyaasada dalka, waxay sidoo kale qaadeen ansixinta sharciyadda shidaalka saxaafada iyo kan doorashooyinka.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: