Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Nabadoonada Cagaaran

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Nabadoono iyo Waxgaradka deegaanka Cagaaran.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud we deegaanka, ka shaqeynta Amniga iyo horumarka guud.

Exit mobile version