Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Madaxda Bangiga iyo Wasaaradda Maaliyadda

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Madaxda Bangiga iyo Wasaaradda Maaliyadda

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) ayaa la kumeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Madaxweyne Deni ku xigeenkiisa iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo la xiriira Hanaanka Maaliyadda iyo sidii looga wada Shaqeyn lahaa.

Saciid Cabdullaahi (Deni) waxaa dikreetadii ugu horeysay ee uu soo saaray waxa uu ku hakiyey in wax lacag ah ka bixiyo khasnadaha maamulkiisa ilaa amar dambe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    UURAYSATAYE BAL AAN FIIRINO WAXAY UMULI DOONTO!.
    DIGNIIN.
    WHO REALY IS ISIS!?
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE.
    ISIS LEADER ELLIOTE SHIMON HE WAS MOSSAD AGENT,GO FUCK YOUR SELF YOU ARE JEWISH MISSIONERY.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com