Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Dhaliyarada Gobolka Bari (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni aya xalay qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee dhalinyarada gobolka Bari, gaar ahaan kuwa Boosaaso.

Kulankan uu Madaxweynuhu la qaatay dhalinyarada ayaa waxaa qayb ka ahaa maamulka Gobolka Bari kan Degmada Boosaaso, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Dowladda Puntland, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmada Boosaaso iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Duqa degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ka warbixiyey kulanka.

Exit mobile version