Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Puntland oo ku soo wajahan Garoowe

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku soo wajahan Caasimadda Puntland ee Garoowe,iyado soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland Gudi loo saaray kadib shirki Golaha wasiirada oo shalay qabsoomay.

Siciid Cabdulaahi Deni ayaa hadda ku sugan dalka kenya siiba Magaaladda Nairobi.

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland jaamac Dabaarani ayaa saxafadda uga warbixiyeey.

Exit mobile version