Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Gaas oo Iclaamiyey Dagaal iyo Aarsasho Daacish/Al-shabaab iyo Ciidamo la Diyaariyey

Madaxweynaha dowladda Puntland oo khudbad xiisa badan u jeediyey golaha wakiilada ayaa sheegay in dowladda Puntland ay dhowaan weerar ku qaadayso deegaamada ay ku dhuumaalaysanayaan malayshiyaadka Alshabaab iyo Daacisho.

DAAWO

https://youtu.be/tMhew3XG_6c

Exit mobile version