Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyay dilkii Suldaan Bashiir Muuse Koonte

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dilkii maanta Bosaaso loogu gaystay Suldaan Bashiir Muuse Koonte .

Madaxweynaha ayaa laamaha amniga waxa uu faray in ay soo qabtaan Ninkii dika gaystay .

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com