Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Saraakishi lagu dilay Gaalkacyo iyo dhibaatada katagan Baladweyne (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Saraakishi lagu dilay Gaalkacyo iyo dhibaatada katagan Baladweyne (dhegayso)

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas madaxweynaha Puntland oo shalay dib ugu laabtay Bosaaso ayaa ka hadlay safarkiisi imaraadka Carabta iyo waxyaabihii uu kala soo hadlay madaxda dalka imaraadka carabta.

Madaxweyne Gaas ayaa sido kale ka hadlay Saraakishi lagu dilay Gaalkacyo,isago sheegya inay u tacsiyadeynayo qoysaaska iyo eheladda sarakishaas.

Dhinaca Kale Gaas ayaa ka hadlay dhibaatada katagan Baladweyne oo uu fatahad sameyeey wabiga shabeele ,isago shegay in Puntland ay caawinayso shacabka ku dhibaataysan baladweyne.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com