Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo u diray Ciidanka Booliska Somaliyeed

Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo u diray Ciidanka Booliska Somaliyeed

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 20 December 2018 hambalyo u direy ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xuska Sannad guuradii 75-aad ee kasoo wareegtay maalintii la’aasaasay ciidanka Booliska Soomaaliyeed 20 December 1943.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com