Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaggax dhigay dhisme cusub oo loo sameynayno Wasaaradda Maaliyadda Kaasi oo ka kooban Afar dabaq.

Dhismaha cusub ee Wasaaradda maaliyadda ayaa qeyb ka qaadan doona horumarinta hanaanka shaqo ee maaliyadda iyo kor u qaadista dakhliga iyo guud ahaan Maaliyadda Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com