Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Mashruuca Waxbarashadu Waa Iftiin (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay masharuuca Wabarashadu Waa Iftiin wejigii sadexaad, kaasi oo ay ku baxayso adduun lacageed oo dhan 7.2 Milyan.

Warbixintan Wariye Maxamed Xasan dhalo ayaa inoo diyaariyey.

Exit mobile version