Madaxweynaha Puntland oo Booqday Qabriga Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Qabriga Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho duco ah ku tegey Qabriga Alle Ha’unaxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaa

Madaxweyne Gaas oo Tacsi u diray qoyska Dublumaasi ku geetiyooday Muqdisho
Wararkii ugu danbeeyey ee Awdal & Saylici oo Boon ka bilaabaya ciidan qoris horleh
Xildhibaano Barlamaanka Puntland ka tirsan oo kormeer ku maraya Gobalka Cayn (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho duco ah ku tegey Qabriga Alle Ha’unaxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahaana Madaxweynihii ugu horeeyey ee Puntland Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Afhayeenka Dowladda Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani ayaa ka warbixyey booqashada Madaxweynaha uu ku tegey Qabriga naxariistii Jano Alle hasiyee Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

“Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxaa uu booqday Qabriga Alle Ha’unaxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahaana Madaxweynihii ugu horeeyey ee Puntland Cabdullaahi Yuusuf Axmed, halkaas oo ay Madaxweynaha iyo masuuliyiinta ku wehelinayey socdaalkiisa ay u duceeyeen in Alle Janadii Fardowso ka waraabiyo, denbigiisana dhaafo, acmashiisii wanaagsanayd iyo Dhitadii uu uga tegey dalkiisana ku abaal mariyo” Ayuu yiri Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jama Dabaraani.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: