Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha maamulka Koonfur-Galbeed oo Garoowe soo gaaray (Sawiro.)

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid CabdullaahI Deni, Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Cismaan Karaash iyo masuuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa garoonka Diyaaraha ee Gen, Maxamed Abshir ku soo dhaweeyay Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Maxaxmed Xasan Lafta Gareen.

Wafdigan iyo Wafuud kale oo saacadaha soo socda Garoowe ka soo degaya ayaa waxay ka qaybgali doonaan shirka arrimaha Soomaaliya looga hadli doono oo ay dowladda Puntland martigalinayso.

Sawiro.



Exit mobile version