Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Kulan la qaatay Madax kasocota Hay’adda OCHA (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta Baydhabo kula kulmay Masuuliyiin ka socotay Hay’addaha ka howlgalla deegaanada Maamulkaas.

Shariifka Masuuliyiintii uu la kulmay ayaa ka socday Hay’adda isku dubba ridka hawlaha gargaarka ban’aadanimo ee Soomaaliya, OCHA,waxaana ay ka wada hadleen xaalada Bani’aadanimo ee ka taagan deegaannada Maamulka Koofnur Galbeed.

dhinacyada kulmay maanta ayaa waxa ay siku afgarteen in la dedejiyo sidii Hay’adda OCHA, u caawin laheyd dadka xiligaan xaalada Bani’aadanimo ay ku heysato deegaannada uu Maamulo Maamulka Koonfur Galbeed.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com