Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Xaaladda Gobalka Gedo & Arrimaha khilaafka

Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Xaaladda Gobalka Gedo & Arrimaha khilaafka

Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay xaalada gobolka Gedo isagoo xusay in hadda uu raadinayo sidii xal looga gaari lahaa isla markana uu albaabada u furay cid walba oo arintaas ku lug leh gaar ahaan Dowlada Federaalka balse ilaa hadda ay dhinacooda waxba ka socon la’yihiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com